Kenya-based Somali hip hop crew Waayaha Cusub is trying to win the hearts and minds of Somalia’s youth in an open challenge to the Islamist militant group al-Shabaab.
By Michael Kaloki, Nairobi
“Al-Shaabab are sending a bad message. We are telling al-Shaabab to stop cheating the children. Fighting is not nice,” says Dikriyo Abdi. “Sometimes my parents cry when they talk to me, because they see what Somalia has become. They remember the time when they were living there peacefully.”
Xigsho Radio Natherland.
Skype: www.waayahacusub.org
Somali hip-hop band fighting al-Shabaab for hearts and minds. qanaanuf6666@hotmail.com
|31/12/2011 04:36 | Views: 229 | |
Somali hip-hop group Waayaha Cusub record material in a makeshift studio in the Kenyan capital, Nairobi. Photograph: Tony Karumba/AFP/Getty Images.
Somali hip-hop band fighting al-Shabaab for hearts and mindsWaayaha Cusub remain defiant despite bearing the scars of the Islamist group, whose reach has extended to Nairobi
http://waayahacusub.org/news.php albumki ugu danbeeyay Waayaha cusub ee Dibu Dajin 2012 ka daawo halkan mar walbana isha ku haay si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee daawada ama dhagaysta tijaabi nasiibkaaga mar walba
sidoo kale waxad booqan karta cinwankan noqona member oo like dheh si aad u hesho mar walba heesaha cusub iyo akhbaarta Waayaha cusub
http://www.facebook.com/pages/Shiine-Akhyaar-wwwwaayahacusuborg/224081824330591
Waxan ka raali galinayna dhaman taageerayaashena sharafta leh ee ku taxan shabakadan ku hadasha afka kooxda Dhalinta Fanaaninta WAAYAHA CUSUB dib u dhaca ku yimid howlihi shaqo ee ay idin haysay shabakadan, waxan idin la socodsiinayna in aan shaqo wayn ka hayno sidi aan hawada idin kugu soo galin lahayn hab ka casrisan hab dhismeedka hada ay ku shaqeeso shabakadu.
Waxan idin balan qaadayna in aan idin raali galino oo idin soo tabino heesihi u danbeeyay koxda Waayaha cusub maqal iyo muqal iyo waliba wararka quseeya koxda Waayaha cusub sido kale waxan idin ka balan qaadayna in aad dhaman shawyada kooxdu qabanayso iyo safarada ay aadayan intaba aad halkan kala socon doontan hadi RABI IDMO. Wixi fikirkaaga ah noogu soo hagaaji emailkan ah waayahacusub@hotmail.com
Dhalinta waayaha cusub oo in dhawalaba ku sugna dowlada deeganka Somalida Etopiya ayaa soo gaaray magalada Hargaysa oo ay kaga soo kicitimaya magadala Nairobi oo xarun u ah Dhalinta Waayaha cusub kadib marki ay soo dhamaysteen wacyigalinti nabada ee ay u joogeen dowlada deegan Somalida Itobiya
Wixi warara ee ku sabsan safarkooda iyo showyadi qiimaha laha ee ay deeganka ka qabteen iyo nabadi ay ku soo arken deeganka Somalida Etoibaya intaba kala soco goor dhaw halkan
Mahadsanidiin